Shirka Maalgashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya oo lagu soo gebagebeeyey Muqdisho (Sawirro)

Waxaa shalay la soo gabagabeeyay shirweynaha caalamiga ah ee dhiiragelinta maalgashiga Somalia oo mudo laba maalmood ah ka socday magalaada Muqdisho. Shirweynahaan oo ay soo agaasintay waaxda dhiiragelinta maalgashiga ee wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee dowladda federaalka  ee Soomalaiya taabagalintiisana ay iska kaashadeen Shirkadaha Hormuud, Salaam Somali Bank, BECO iyo Buruuj ayaa waxaa … Continue reading Shirka Maalgashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya oo lagu soo gebagebeeyey Muqdisho (Sawirro)